innana

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. Magacuyaalka qofka kowaad oo wadar ah ee ka kooban inna 2 iyo na².