insaaniyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld insaaniyad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
insaaniyadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dabci wanaagsan oo qof leeyahay; dadnimo; raxmad. ld insaaniyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0