insaarixin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg insaarixi. ld ansaa-rixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

insaarixi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Hilow muujis (lo'). ld ansarixi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur