inshaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg inshaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
inshaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ku luuqeynta qasiida diimeed iyadoo kor loogu luuqeenayo.Qasiido ku luuqeyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0