insuliin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-no, m.dh)

Macnaha:

  1. (daaw.) Hormoon brotiin ah, oo ay dhiiqaan ilaha langerhan ee ganaca, kaa oo horumariya qaadashada glukows ay qaadanayaan unugyada jidhku, iyo weliba ku-xukumidda ribanaanta dhiigga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur