irbadayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg irbadee. ld cirbadayn, cirbadays, irbadays.

irbadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. Nafley daawo ku mudid. ld cirbadee.

cirbadayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld irbadayn.

cirbadays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld irbadayn.

irbadays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld irbadayn.