irbadeysnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg irbadeysan. ld cirbadeysnaan, cirbadeysnaansho, irba-deysnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
irbadeysanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-snaa, -snayd)Macnaha:Wax dawo lagu duray ahaaansho (nafley). ld cirbadeysan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cirbadeysnaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld irbadeysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cirbadeysnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld irbadeysnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00