irkig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhakafaar iyo dhabanna hayn. ld argag², erkeg¹.
  2. Aad u yaabid. ld erkeg², argag².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

argag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld irkig¹.
  2. ld irkig².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

erkeg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno m.dh)

Macnaha:

  1. ld irkig¹.
  2. ld irkig².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur