irmaaneeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)Macnaha:Wax irmaan ka dhigid. ld irmaani.
irmaaniQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. ld irmaanee. 2. Neef irmaan cid siin.