is-dhimid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg isdhin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

isdhin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (dhaq.) Nusqaamidda shey uu ka nusqaamo sidii uu ahaa.
  2. Shay siday ahaayeen ka nusqaamid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur