is-hambarraaci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax in yar oo ka hartay si tashiil la'aan ah u dhammayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur