isbeermatosuw
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-wyo, m.dh)
Macnaha:
- (baay.) Unug taranka dhammayska ah ee socda ee xayawaanka lab, kaas oo soo saaraan xiniinyuhu. Wuxuu ka koobanyahay qayb madaxa oo leh bu'dhiman iyo akrasoom, kaas oo u oggolaada xawada inay gasho, ukunta markay bacrimintu dhacayso, qayb dhexe oo leh mitokondoriya siisa tamarta dhaqdhaqaaqa iyo qayb dabo ah oo u samaysan qaab hore u socodsiiya xawada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

