isbuturin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg isbuturi. ld isbuturis.

isbuturi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Caro iyo islaweynaan awgeed gaar u bixid (qof).

isbuturis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld isbuturin.