isciilkaabin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg isciilkaabi². ld isciilkaabiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

isciilkaabi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Is-hiifidda ama ka shallaynta khalad la sameeyey.
  2. 1. Khalad la sameeyey dartii is-hiifid. 2. Caro darteed faruuryo-qaniinid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

isciilkaabiyid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld isciilaambin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur