isdabaggelin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg isdabaggeli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

isdabaggeli

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Nafley midba midka kale gadaashiisa ku aaddin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur