isdabamarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg isdabamar². ld isdabammarid.

isdabamar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Isdhaafidda ay laba wax ama ka badan ay isu dhaafaan jihooyinka isku lid ah. 2. Khayaano. ld isdabammar¹.
  2. 1. Wax isku qaldamid. 2. Laba wax ama ka badan jihooyin isku lid ah isu dhaafid. ld isdabammar².

isdabammarid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld isdabamarid.