isdhaafsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. 1. ld isdhaaf-sanaan. 2. eeg isdhaafsanow.

isdhaafsanow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax khaldan noqosho. 2. Wax la sixray noqosho.