isfantatiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isugeynta awoodda qof awooddiisa geeyo wax wax kaqa-bashadiisu adagtahay.
  2. Wax, wax ka qabashadoodu adag tahay awood isugu geyn.