isfaxlid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Gudbinta faxalka ee laga soo qaado faxal sidaha geed loona gudbiyo fur ubo-ubaxda isla geedkaas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur