isfeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ciyaar lagu tartamo oo la tunto habeennada bisha Ramadaan, waxaana ku tartami jiray xaafadihii hore ee magaalada Xamar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur