isfidhikhin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg isfidhikhi. ld isfi-dhikhis.

isfidhikhi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Kibir iyo islaweyni muujin.