isfoohaarin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg isfoohaari. ld isfoohaaris.

isfoohaari

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Xarrago islaweyni ku jirto muujin.

isfoohaaris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld isfoohaarin.