Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg ishaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-ray, -rtay)
Macnaha:
1. Wax tilmaamid iyadoo farta lagu fiiqayo. 2. Wax saadaalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur