isir ay wadaagaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)
Macnaha:
- (xis.) Tirada isir ahaan ay u wadaagaan laba ama dhowr tiro, tusaale ahaan 4 iyo 6 waa isirrada ay wadagan 24 iyo 36 (eeg qaybshaha ay wadaagaan).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

