iskahorimaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Is qaabilidda ay is qaabilaan laba kooxood oo qilaaf ka dheexeyo. 2. Isburin.
  2. Laba shay oo iskaga soo horjeeda si toos ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur