isku-aaddanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg isku-aaddan. ld isku-aaddanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
isku-aaddanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax la isku aaddiyay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
isku-aaddanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld isku-aadda-naan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0