isku-aaddin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg isku-aaddi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

isku-aaddi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Laba walxood ama ka badan isku abbaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur