isku-go'

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-'ay, -'day)

Macnaha:

  1. (muus.) Wax dhawaaqooda ama ridimikood isku jaango'an; halcodlayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur