isku-god
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (kiim.) Atamyo isku curiye ah, oo iskaga mid ah tirada borotoonnada ee ku jira bu'da atamyada; laakiinse ku kala geddisan tirada niyuutaroonnada ee bu'da.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

