iskudhis-giraansan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-syo ..., m.dh)
Macnaha:
- (kiim.) Molikuyuul atammadiisu yihiin qool xiran, sida bensiin ama saykaloohegsayn. Marka laba giraamood u xiriirsamaan hab ay wadaagaan laba atam, waxa ay noqdaan giraan dhalaashan. Naaftaliin waxa ay tusaale u tahay iskudhis giraan dhalaashan.

