iskudhoon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno/-oommo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Geed iyo duddumo isku baxay. 2. Wax xubno kala jaad ah ka samaysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur