isle'eg-kubbad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-gyo ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Habdhiska kulannada kaartis ee isle'egta kubbad sansaankeedu waa: (x - a)2 + (y - b)2 + (z - c)2 = Y2 taas oo a, b iyo c ay yihiin kulannada xuddunta. Marka xudduntu tahay unugga isle'egtu waxa ay noqonaysa x2 + y2 + z2 = r2.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur