isle'eg-saabley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-gyo ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarkeeda ugu sarreeya ee doorsoomaha uu yahay darajada labaad. Sansaanka guud ee isle'eg saabley ah ee dorsoomaha x waa: ax+ bx + c = 0, taas oo a, b iyo c ay yihiin madoorsoomeyaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur