isle'eg-saddexjibbaar
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-gyo ..., m.dh)
Macnaha:
- (xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarka ugu sarreeya ee doorsoomaha isle'egtu yahay darajada saddexaad. Sansaanta guud ee isle'eg saddex-jibbaar waa: ax3 + bx2 + cx + d = 0, taas oo a, b, c, iyo d ay yihiin madoorsoomayaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

