isle'eg-toosan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-gyo ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Isle'eg jibbaarka ugu sarreeya ee tibxaha doorsoomeyasha ah uu yahay darajada kowaad. Sansaanka guud ee isle'eg toosan waa ax + = 0, taas oo, a iyo c ay yihiin madoorsoomayaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur