isle'eg-xigsiineed
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.dh)
Macnaha:
- (xis.) Xiriirka ka dhexeeya doorsoome madaxbannaan x, doorsoome ku xirane y, iyo mid ama wax ka badan ee diiraneyaal y ah oo loo eego x ama waa isle'eg ay ku jiraan diiraneyaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

