isle'egta xaaladda maatarka

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Isle'eg xisaabeed oo xiriirisa cadaadiska P, mugga V, iyo heerkulka kul daynaamikada T ee xaddi walax n. Isle'egta ugu fudud waa tan neefaha mitaaliga ah: PV = nRT, taas oo R ay tahay madoorsoomaha neefaha. Laakiin, adkeyaasha, hoorarka iyo neefaha kaleba, isle'egtu waa murakab adag.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur