isle'egyo-seegmaweydo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (xis.) Urur isle'egyo ah oo doorsoomeyaashoodu ay wada raaliggelin karaan ugu yaraan hal urur furfuris. Tusaale ahaan: isle'egyada x + y = 2 iyo x + 4y = 6 waxa raaligeliya x = 2/3 iyo y + 4/3. Isle'egyada x + y = 4 iyo x + y = 9 ma aha seegmaweydo waayo ma jiro lammaane qiimeyaal oo wada raaligeliya labada isle'eg.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur