ismaahinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ismaahi. ld ismaahis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ismaahiQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Qof wax maahsan iska dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ismaahisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ismaahin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0