ismanshashuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ismashashuur1.
  2. ld ismaashashuur².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ismashashuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xishood badan oo ismacnayni ku jirto. ld ismanshashuur¹.
  2. Xishood badan oo ismacnayni ku jirto yeelasho. ld ismashanshuur².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur