isquudiye
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Nooca nafaqada ka mid ah uu nooluhu ka sameyo walxo orgaanigga ah ee uu u baahanyahy, kuwaas oo uu ka sameeyo il aan orgaanig ahayn. Dhirta cagaaran oo dhami waa isquudiye, waxaanay ilayska u isticmaalaan il tamareed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

