istaagnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg istaagan. ld istaag-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

istaagan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

Macnaha:

  1. Wax ligan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur