istaaqfarashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg istaaqfaro. ld istaaqfarad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
istaaqfaroQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Macnaha:Duco Ilaah lagu weyddiisto dembi dhaafid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
istaaqfaradQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld istaaqfarasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0