istaaqfurlow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld istaaqfurow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

istaaqfurow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waqti dabayl xoog leh oo siigo xambaarsan jirto. ld astaaqfurow, istaaqfurlow.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur