istaraatiijiyoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld istaraatiijiyad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
istaraatiijiyadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Qorshe loo dejiyo in lagu maamulo hawl gaashaandhig, siyaasad, ama dhaqaale. ld istaraatiijiyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00