Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg isticmaarso. ld isticmaarsad, isticmaarsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
1. Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsinayo. 2. Cid addoon-sasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur