istikhyaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ikhtiyaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ikhtiyaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Madax-bannaani iyo awood loo lahaado wax la doonayo in la sameeyo. ld istikhyaar, khiyaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00