istiqlaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Madax bannaani; xorriyad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xorriyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Madaxbannaani. ld xorriyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur