istiraatijiyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. (siyaa.) Qorshe la qabto si loo gaaro himilo, gaar ahaan siyaasadda, dagaalaha, ganacsiga. 2. (siyaa.) Qorshe xirfadeed in lagu meeleyo ciidan iyo hubka, si loo helo guusha ama faa'idada ugu fiican.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur