isudaran

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (nax.) Labo curiye oo aan is qaban karin oo midba midka kale aan u oggolaanayn in ay iskula jiraan hal meel.